Jubbaland oo xilalkii ka qaaday Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Gedo (Akhriso)

Digreeto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweyne kuxigeenka 2aad ee Jubbaland mudane C/Qaadir Caaji Maxamuud ayaa xilka lagaga qaadey qaar kamid ah maamulka gobolka Gedo halka xilal loo magacaabey masuuliyiin cusub. – Cismaan Xaaji Nuur -Waxaa laga qaadey xilka gudoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo waxaa lagu badaley Maxamed Xuseen Cismaan inuu noqdo gudoomiye kuxigeenka gobolka Gedo. -Maxamed Cabdullaahi … Continue reading Jubbaland oo xilalkii ka qaaday Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Gedo (Akhriso)